Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ammiir

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Taliye; madax qoon; suldaan. ld amiir² (2).

Erayo la-mid ah

ammiirnimoAmmiir ahaansho. ld amiirnimo.ammin/dh Goor; waqti. ld immin.ammin/dh (nax.) Qaab faleedyo gaar ah oo waafaqsan amminka falka …amminkaHadda; eegga. ld imminka.amminla'1. Xilliga xagaaga dabadiisa. 2. Roobka ugu horreeya dayrta.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms