Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

amaah

(-hyo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xoolo qof laga qaato oo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.

Erayo la-mid ah

amaafk. ld armaa.amaagnaansho/dh ld ammaagnaan.amaahbaxDeynbax.amaahbaxQof amaah lagu lahaa iska bixin.amaahiQof amaah siin.amaahinld amaahis.amaahiyeCid amaah bixisa.amaahoAmaah qaadasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms