Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

alxaman

(-anmay, -amantay; -anmi)
Falmg1

Macnaha

Wax alxan ku kaabmay noqosho. ld alxanan¹.

Erayo la-mid ah

alxamdulillaysashold alxamdulillaysad, alxamdulillaysi.alxamdulillaysoIlaah u mahadnaqid.alxameQof wax alxama.alxamidld alxan¹ (2).alxan1. Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo…alxanBir iwm alxan ku kabid.alxannaanld alxannaansho.alxannaansho/dh ld alxannaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms