Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

almadar

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Arday waxbarashada dugsiga hoose ku jirta.

Erayo la-mid ah

alma-almayCucub ama lucbad ay ilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh.alma-almeeAlma-almay ciyaarid.almaasNooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah. ld dheeman.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms