Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
allife
(-fayaal, m.l/dh)
Magac
Lafdheeri
Macnaha
Qof maanso, muusiko, figrad iwm curiya.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
allif
Maanso, muusiko, figrad cilmiyeed iwm curin.
allifaad
Awoodda qof u leeyahay wax curinta. ld allifid.
allifid
ld allif¹, allifaad (2).
Erayga Manta
daacuf
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.