Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

alkun

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin ay gabadh u doonantahay.

Erayo la-mid ah

alkumanWax la alkumay noqosho (gabar).alkumanWax la alkumay ahaansho (gabar).alkume1. Abuure ah, wax uuma. 2. Iilaah.alkumoGabadh guur laga doonayo reerkooda weyddiisasho.alkunnaanld alkunnaansho.alkunnaansho/dh ld alkunnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms