Qaamuuska Asalka
algoordan
(-amo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Urur qaanuunno ah oo hagaag u qeexan, loona adeegsado furfirista mas'alad iyada oo la qaadayo tallaabooyin tiradoodu koobantahay.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
