Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

albaabjooge

(-gayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof guri weyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soo galo jooga.

Erayo la-mid ah

albaabBir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahoo…albaab1. Irrid, albaab u yeelid. 2. Albaab furan xirid.albaabanWax la albaabay noqosho (irrid).albaabnaanld albaabnaansho.albaabnaansho/dh ld albaabnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms