Qaamuuska Asalka
alaalax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Socod lala dhacdhacayo tabar darro awgeed; 2. A. ah: qof sakhraansan.
Erayo la-mid ah
alaab1. Qalabka guriga looga adeegto. 2. Waxyaabaha qofka u gaark…alaabcaydhiin.alaab-caydhiin1. Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama …alaabeeGuri, xafiis iwm alaabo dhigid.alaahQof baryo badan oo aan xishoon.alaakoodMaaweelo iyo sasabidda carruur lagu aamusiiyo.alaakoodiAlaakood sameyn.alaakoodinld alaakoodis.

