Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

agabsasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld agabsad. agabso f.g3 (-saday, -satay) Cid ciirsi ka dhigasho.

Erayo la-mid ah

agab1. Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay. 2. Ciirsi; micii…agabQalabka guri, makhaayad iwm looga adeegto.agabbarNafley leyliyid.agabbaridld agabbarid¹. agabsad m.l ld agabsasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms