Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afxiran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Qof soon niyaystay ahaansho. 2. Dugaag si uusan xoolo lumay u cunin wax la afxiray ahaansho.

Erayo la-mid ah

afxirAsraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld a…afxirXoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur…afxiridld aftuurid.afxirnaanld afxirnaansho.afxirnaansho/dh ld afxirnaan.afxiroSoon niyaysasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms