Qaamuuska Asalka
afuufo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Neef afka, ama wax kale, laga sii daayo.
Erayo la-mid ah
afuuf1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xir…afuufNeef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.afuufanWax la afuufay noqosho.afuufanWax la afuufay ahaansho.afuufidld afuuf¹ (1).afuufnaanld afuufnaansho.afuufnaansho/dh ld afuufnaan.afuugCaws ka jaridda beer la geed qaaday. ld afuugid.

