Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afla'

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Ciyaarta jarta marka qof god bannaan oo uu xoolihiisa u raro waayo. 2. Middi a.: midda aan wax goynayn.

Erayo la-mid ah

afla'aanAfgaroocnimo. ld afla'aansho.afla'aansho/dh ld afla'aan.aflaamld.aflaanaflaanld. aflaamaflaaweAfgarooc.aflaggaaddeeHadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.aflaggaaddoHadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.aflawQof ilkaha qaar ka maqanyihiin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms