Qaamuuska Asalka

adwaar

MagacDhexdhexaadw

ǫor. adyad m.dh Cay iyo aflagaaddo cid aan mutaysan lagu yiraahdo; aabi; faduul.