Qaamuuska Asalka
adkayso
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-stay, -satay) 1.(f.g) Gunti, xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho. 2. ku a.: hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelid la'aan. 3. (f.mg) U a.: dhibaato dulqaad u yeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi u lahaansho; dulqaadasho.
Erayo la-mid ah
adkaanld adayg, adkaansho.adkaanshold adkaan.adkaysanWax la adkeeyay ahaansho.adkaysashold adkaysad, adkaysi.adkaysi1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad.…adkaysiAwoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurr…adkaysiinyoDulqaad loo yeesho dhibaato.adkaysinKarti dheeraad ah oo nafley u yeelato dhibaato, mushkilad iw…

