Qaamuuska Asalka
aboornimo
MagacLafdheeri
Macnaha
Aboor ahaansho (waxar).
Erayo la-mid ah
aboodiNooc haadda ka mid ah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorka…aboorWaxar ayadoon naaskii hooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowda…aboorCayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo …abootannimoAbooto ahaansho.abootoHooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo, macooyo.abooto-idabbadisAyeeyo-lugdheer.

