Qaamuuska Asalka
aargalaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Weel siin ah, dheg leh oo wax lagu cabbo.
Erayo la-mid ah
aargoonleNooc dawacada ka mid ah, midab bey madow ah leh oo aad ariga…aargoosashold aargoosad, aargoosi.aargoosoKa aa.: cid, cid kale oo waxyeelo u geystay ka gudasho.aargud1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof …aargudashold aargudid.aargudidld aargudasho, aargudis.aargudisaargudo f.mg3 (-utay, -udatay) ld aargud.

