Qaamuuska Asalka
aagga-qabow
(-gag-qabow, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocda hawo qabow iyo hawo diiran. Hawada qabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
