Qaamuuska Asalka
Kaaga
(kuwaaga, w)MagaclhLafdheeri
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “kaaga ayaa ka fiican”.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
