Qaamuuska Asalka

Aabee

(-beeyay, -beysay)
Falg2

1. Cid qaddarin ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u habin.