Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ąamminsan

(-naa, -nayd)
Falg4

Macnaha

1. Qof, wax cid aammin ku qaba ahaansho. 2. Qof, wax rumaysan jirista Eebbe iyo diimaha ahaansho. Tus. “Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay”.

Erayo la-mid ah

ąammiinErey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu t…ąammiinsadld ąammiinsasho.ąammiinsashoeeg ąamminso. ld ąamiinsad, ąamiinsasho, ąamiinsi, ąammiinsa…ąammiinsoAaammiin dhihid. ld ąamiinso.ąammin1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. …ąammin1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku ąa.: cid si kalsooni leh wax…ąamminaadld ąamminid.ąamminbaxKa ąa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms